Kim Jong un iyo Putin oo markii ugu horeesay kulmay iyo Heshiis la gaaray (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay dalka Ruushka, waxa uuna kulankii ugu horreeyay la yeeshay  Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin. Labada Hogaamiye ee Kuuriyada Waqooyi iyo Ruushka  ayaa kulankooda uga hadlay arimo muhiim ah ay kamid tahay xoojinta xiriirka labada wadan iyo sidii ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo kala … Continue reading Kim Jong un iyo Putin oo markii ugu horeesay kulmay iyo Heshiis la gaaray (Daawo Sawirada)